EBB waa barnaamijka FCC (guddiga is-gaarsiinta federaalka) ee ku-meel-gaar ah oo lagu caawiyo qoysaska ku dhibtoodo inay iska bixiyaan adeegga internetka inta uu cudurku socdo. FCC waxay abaabulaysaa dadka iyo ururada si ay gacan uga geysato kor u qaadista wacyiga gelinta ku saabsan EBB (Faa’idada gargaarka khadka). Qalabka hoos ku qoran dadweynaha waa ay heli karaan. Waad soo dejisan kartaa oo aad u habeyn kartaa qalabka si aad u daboosho baahidaada, oo ay ku jiraan adoo ku daraya astaantaada astaamaha la wadaago.
Si aad wax badan uga barato barnaamijka ama aad u noqoto shariik booqo www.fcc.gov/broadbandbenefit.
Haddii aad su'aalo ka qabtid mid ka mid ah agabyada hoos ku qoran fadlan la xiriirbroadbandbenefit@fcc.gov (oo ah Ingiriis).
Astaanta FCC ee EBB (Faa’idada gargaarka khadka)
Kheyraadka Webka
- Su'aalaha ay weydiiyaan macaamiisha -Su'aalaha iyo jawaabaha kusaabsan u qalmidda, sida loo dalbado, ka-qaybgalayaasha adeegga, faa'iidada la xiriira qalabka, Faa'iidooyinka Qabiilka, iyo dhererka barnaamijka.
- Raadi qolada bixiso adeegga khadka ballaadhan ee bixinaya EBB (Faa’idada gargaarka khadka) ee gobolkaaga ama aaggaaga.
- Xarunta macluumaadka macaamiilka ee EBB (Faa’idada gargaarka khadka)
- GetEmergencyBroadband.org (ku qoran ingriis) -Boggau ogolaan doonna in macaamiisha ay codsadaan faa'iidooyinka.